Skip to main content

Posts

Showing posts from October, 2023

Non-current VS current asset: Waa Maxay Farqiga u dhaxeeya?

  Hordhac. hantida guud ahaan waxaa loogala saaraa labo qaybood oo ah asaaska hantida ay shirkadu leedahay, waxaana loo isticmaala xisaabinta hantida ay shirkadu leedahay. Iyadoo lagu salaynayo dhaq-dhaqaaqooda iyo beddelka la filayo in u bedelaan hantida lacag caddaan ah muddo cayiman gudaheed. Fahmida farqiga u dhaxeeya labadaaan ayaa lag maarmaan u ah falaqaynta maaliyeed iyo go’aan qaadashada.     hadaba :      -         Waa maxay hantida go’an?       -         Waa maxay hantida hadda jirta ?       -         Iyo waa maxay farqiga u dhaxeeya labada qayb ee hantida ?    Waa maxay Current asset ?.   hantida hadda jirta waa hantida la filayo in lagu beddelo lacag caddaan ah muddo sannad gudaheed. Hantidaani waxa ay nuhiim u tahay shirkada maalkeeda iyo awooda ay shirkadu u leedahay inay bixiso waajibaadkeeda maaliyeed hadda. Hantida hadda jira waxaa lagu qoraa shirkadda buugeda {balance sheet} ah, waxa ayna dawr muhiim ah ka ciyaaran qiimaynta dhaq-dhaqaaqyada caafimaa

Sidee Current asset looga Sooci karaa qaybaha kale ee hantida?

  introduction haddii aan hordhac kaa siiyo current asset: waxaa somali ahan lagu dhahaa hantida hadda jirta. Waxa ayna qayb muhiim ah ka tahay caafimaadka maaliyeed ee shirkadda iyadoo dhinac la taagan lidkeeda fixed asset ah, waxa ayna dawr muhiim ah ka ciyaarta soo gelida dakhliga iyo buuxinta waajibaadka maaliyeed.  Haddaba :      -         Waa maxay current asset.      -         Inventory cuuren asset miyaa mise maaha .      -         Current asset vs Non-current asset. Waa maxay current asset. Hantida hadda jirta waa hantida la filayo in lagu beddelo lacag caddaan ah sannad gudihiisa. Hantidaani waxa ay nuhiim u tahay shirkada maalkeeda iyo awooda ay shirkadu u leedahay inay bixiso waajibaadkeeda maaliyeed hadda. Hantida hadda jira waxaa lagu qoraa shirkadda bugeda {balance sheet}ah, waxa ayna dawr muhiim ah ka ciyaaran qiimaynta dhaq-dhaqaaqyada caafimaadka maaliyeed ee shirkadda iyo awooda ay ku leedahay inay ku gudato waajibaadkeeda waqti kooban. Qaybaha current

Fixed Asset : Waa maxay Qeexitaankiisa, Formuladiisa, Qaybihiisa iyo muhiimadeeda?

  Fixed asset ama sida luqada somaliga lagu dhaho hantida go’an, waa qayb muhiim ah oo ka mid ah  qaybaha  hantida , waxaana lagu qoraa xaashida dheelitirka ee shirkadda, oo ka dhigan maalgashi wakhti-dheer ah oo qiimo u leh ganancsigaaga muddada dheer. Maqalakan waxa uu kaaga sahmin doonaa in uu faham guud kaa siiyo hantida go’an , oo ay ku jirto qeexitaankeeda, qaybaheeda, qaacidadeeda, waxa ayna sidoo kale bixin doontaa tusaalayaal si aan u muujino muhiimadooda xisabaad xireed. Qeexitaanka hantida go’an{fixed asset} Hantida go’an waa hantida la taaban karo oo ay shirkadu leedahay, oo ay u adeegsato hawlaheeda gaancsi si ay u siiso addegyada iyo alaabada macamiisheeda, uagan caawiso kor u qaadida dakhliga. Hantida go’an oo ay ka mid yihiin qalabyada, warshadaha, dhulalka iyo geedaha ay shirkadu leedahay, waxaa loo tixgaliyaa inay yihiin hantida go’an. Hantid go’an waxaa sidoo kale loo yaqaan hantida ma guurtada ah oo ah hantida aan la taaban karin oo aan la iibin karin, o