Skip to main content

Noocyada Suuqgeynta Affiliate

    Suuqgeynta affiliate waa istaraatijiyad waxqabad ku salaysan halkaas oo shakhsiyaadka (xubnaha) ay kor u qaadaan badeecadaha ama adeegyada ganacsadaha oo ay kasbadaan komishan iib kasta ama ficil kasta oo ay ku abuurmaan dadaalkooda.  Waxaa jira dhowr nooc oo suuqgeyn xiriir la leh, mid walbana leh astaamo iyo habab gaar ah. Qaybaha affilaite marketing   1. Pay-per- Sale (PPS): Kani waa nooca ugu caansan.  Xiriiriyayaashu waxay kasbadaan komishan marka macaamilku wax ku iibsado isku xirka tixraacooda.  Tusaale ahaan, kuwa ku xidhan xayaysiinta tafaariiqle moodada ayaa heli doona boqolkiiba iibka marka macaamiishu iibsadaan shay kadib marka uu gujiyo xidhiidhkooda.   2. Pay-per-click (PPC): Qaabkan, kuwa raacsani waxay kasbadaan lacag gujis kasta oo lagu sameeyo xiriirkooda, iyadoon loo eegin haddii iibku dhaco.  Habkani waa mid caan ka dhex ah kuwa xidhiidhka la leh ee isticmaala xayaysiis lacag leh si ay ugu wadaan taraafikada goobaha gana...

Non-current VS current asset: Waa Maxay Farqiga u dhaxeeya?

 Hordhac.


hantida guud ahaan waxaa loogala saaraa labo qaybood oo ah asaaska hantida ay shirkadu leedahay, waxaana loo isticmaala xisaabinta hantida ay shirkadu leedahay. Iyadoo lagu salaynayo dhaq-dhaqaaqooda iyo beddelka la filayo in u bedelaan hantida lacag caddaan ah muddo cayiman gudaheed. Fahmida farqiga u dhaxeeya labadaaan ayaa lag maarmaan u ah falaqaynta maaliyeed iyo go’aan qaadashada.

 

 hadaba :

     -        Waa maxay hantida go’an? 

     -        Waa maxay hantida hadda jirta ? 

     -        Iyo waa maxay farqiga u dhaxeeya labada qayb ee hantida ? 

 

Waa maxay Current asset ?.

 hantida hadda jirtawaa hantida la filayo in lagu beddelo lacag caddaan ah muddo sannad gudaheed. Hantidaani waxa ay nuhiim u tahay shirkada maalkeeda iyo awooda ay shirkadu u leedahay inay bixiso waajibaadkeeda maaliyeed hadda.


Hantida hadda jira waxaa lagu qoraa shirkadda buugeda {balance sheet}ah, waxa ayna dawr muhiim ah ka ciyaaran qiimaynta dhaq-dhaqaaqyada caafimaadka maaliyeed ee shirkadda iyo awooda ay ku leedahay inay ku-gudato waajibaadkeeda waqti kooban.

Hantida hadda jirta waxa leedahay qaybo badan oo kala duwan, waxaana kamid noqon kara qaybahaas :

    ·       Lacagta caddanka ah{cash}.

    ·       Xisaabadka la heli karo{account receivable}.

    ·       Alaabaha {Inventory}.

    ·       Kharash horey loo bixiyey {prepaid expenses}.

    ·       Damaanda suuq-geynta{marketable securities}.

    ·       Maalgashi muddo dhow{short term investment}.

 

Fg: waxaa muhiim ah in la ogaado in qaybahan  ah ay kala duwanaan karaan iyagoo ay ku xiranyihiin heerarka xisabaadka iyo mumaarasaatka ay shirkadu raacdo iyo hadba nooca hantida ay shirkadu ahmiyad siiso maamulideeda.

 

Waa maxay fixed asset ? .

hantida go'an waa hantida la taaban karo oo ay shirkadu leedahay, oo ay u adeegsato hawlaheeda gaancsi si ay u siiso addegyada iyo alaabada macamiisheeda, ugana caawiso kor u qaadida shirkadda dakhliga. Hantida go’an oo ay ka mid yihiin qalabyada, warshadaha, dhulalka iyo geedaha ay shirkadu leedahay, waxaa loo tixgaliyaa inay yihiin hantida go’an.



Hantid go’an waxaa sidoo kale loo yaqaan hantida ma guurtada ah {non-current asset},  ama ah hantida aan la taaban karin oo aan la iibin karin, oo ay shirkadu leedahay oo ay soo iibsatay, una isticmaasho si ay dakhli u soo saarto ama u taageerto hawlaheeda muddo dheer. Hantidan laguma talagalin in la iibiyo inta lagu guda jiro habka caadiga ah ee ganacsiga.

Hantida go’an waxa ay ukala baxdaa qaybo kala duwan oo badan oo asaasi u ah maamulida hantida go’an, waxa ayna badanaa ku xiran yihiin hadba nooca ay shirkadu tahay, iyo hantida ay leedahay. Waxaana kamid ah :

    ·       Dhulalka iyo dhismayaasha.

    ·       Mashiinada iyo qalabka.

    ·       Hanti caqliyeedka.

    ·       Xidhiidhka macaamiisha.

    ·       Shatiyada iyo franchises.

    ·       Hagaajinta kirada.

Fg: Qiimaha maaliyeed ee hantida aan la taaban karin ayaa sida caadiga ah ka muuqata xaashida dheelitirka iyada iyo qaybteeda kale, waxaana la dhimi karaa ama lagu qaadi karaa imtixaano si loogu xisaabtamo noloosheeda ama inta ay shirkadda yaalaan, iyo faa’idooda ama hoos u dhaca qiimahooda waqti ka dib.

current asset vs non-current asset.


Hantida go’an iyo hantida hadda jirta haddii la isku barbardhigo oo la is dhinac dhigo waxaa laga yaaba inay kusoo muuqato kala duwanaansho ballaaran ah, waxayna taas saamaynaysaa heerka shaqada iyo xisaabaadka shirkadda. Intaa kadib waxaan ku tusi doona 5 tusaale oo aad ku gala karan karto farqiga u dhaxeeya labada qayb ee hantida, waana sidatan :

1.Liquidity{dareeraha}: waa awooda ay shirkadu u leedahay inay u badesho hantidadeeda  lacag si dhakse ah  iyadoo aan qiimaha hantida is bedelin.

     -        Current asset:  hantida hadda jirta badankeed  waa hanti dareera ah, taasna waxa ay fududahay shirkadu inay lacag u bedesho muddo gaaban guadaheed.

 

     -        Non-current asset: hantida go’an badankeed maaha hanti dareera ah, waxaana laga yaaba inay  ku qaadato waqti dheer si  lacag loogu beddelo.

2. Waqti xaddidan{time frame} :

     -        Current asset: hantida hadda jirta waxaa u qorshaysan in la isticmaalo ama ay shirkada ollaato muddo 1 sanno gudaheed, oo aan, wixii muddadaas dhaafana lacag baa loo bedelaa.

 

      -        Non-current asset:  halka hantida go’an ay leedahay cimri dheer oo ay shirkadda oolaana karto ama la siticmaali muddo dheer iyada oo aan laga cabsanin inay duqowdo.

3. Xaashida diwaangalinta{presentation} :

    -        cureent asset: hantida hadda jirta marka lagu qoaryp buuga diwaangalinta iyadaa lasoo hormariyaa, waxaana laga sooca si loo kala saaro labada qaybood ee hantida.

 

     -        non-current asset: hatida go’an waxaa lagu qoraameesha ugu danbasyka ee qaybta hantida ,iyadaa tixraac la raacinayo si ay mulkiilayashu u gartaan inay tahay hantida go’an ee shirkadda.

 

4. Diirada maaraynta{management focus}:

      -        current asset: hantida hadda jirta waxa ay u baahantahay maamul iyo a socod joogta ah maadaama a si toos ah ula xidhiido hawl-maalmeedka shirkadda.

 

     -     non-current asset: halka ay hantida go’an aysan baahaneen maamul soo noqodnoqd ah, taasna waxaa u geenaya xidhiidhka ay la leedahay istaraatijiyadaha muddada dheer.

 

5. Qiimaynta{evaluation}:

      -        Current asset: hantida hadda jira waxaa lagu qiimeeya qiimahooda suuqa ee hadda ama qiimaha hoose ee saafiga ah oo la xaqiijin karo.

 

      -        Non-current asset: hantida go’an waxaa lagu qiimeeya oo qiimaheeda lagu ogaada waa qiimaha tariikhiga ah taas oo noqon karta qiimo jaban ama dhimis uruursan.

 

Kuwaas oo ah 5 tusaale ayaa caan u ah farqiga u dhaxeeya labada qaybood ee hantida.Waxaana muhiim ah in la ogaado in kala soocida hantida sida kor kuxusan oo kale ay kala duwanaan karaan iyadoo ku xiran qaabka xisaabainta iyo warshadaha ay shirkadu leedahay. Sidaas darteed had iyo jeer waxaa haboon ah in a tixraaco heerarka xisaabinta gaarka ah iyo tilmaamaha lagu dabaqi karo ururka ama shirkadda.

Dulmar.

Gabagadii maqaalkeena haddii aan inyar oo delmar ah samayno, hsntida hadda jirta iyo hantida go’an waa labada qaybood oo hantida ah oo ay ganacsiyadu isticmaalaan inay ku qoraan mawqifyadooda maaliyeed.

Hantida hadda jirta waa kuwa la filayo in loo beddelo lacag caddaa ah muddo hal sanno gudaheed, hantidaas caadi ahaan waa hanti {liquid} ah, waxaana tusaale ay leedahay ugu caansan waa cash.

Hantida go’an waa  hantida la filayo in la siticmaalo ama ollaato shirkadda sannadooyin ama muddo dheer, iyadoo oo aan duqoowin ama qiimaheeda suuqa hoos u dhacayn, waxaana tusaalayaasheeda ugu caansan warshada.

 Farqiga u dhaxeeya hantida hadda jirta iyo hantida go’an ayaa muhiim u ah ujeedooyinka warbixinta maaliyeed,  maadaama ay siinayso aragti ku saabsan hantida shirkadda iyo istaratijiyada maalgashiga mustaqbalka fog. Waxaana muhiim ah in la ogaado in kala soocida labada hanti ay kala duwanaan karto iyadoo ku xiran qaabka xisaabinta iyo warshadaha.

Sidaas darteed waxaa had iyo jeer haboon in la tixraaco heerarka xisaabinta gaarka ah iyo tilmaamaha lagu dabaqi karo uruka ama shirkadda.

............ MAHADSANID



Comments

Popular posts from this blog

Muhiimada ay Suuq-Geyntu U leedahay ganacsiyada?

  Marka laga hadlo ama lasoo qaado  shirkad ganacsiyeed oo kor u kacday ama hoos u dhacday, waxaan is-weydiinaa 1 shey oo sababi kara hoos ama kor ukaca oo ah badeecada oo ah : Q1.  Shirkaddu Suuq-Geyn fiican maleh miyaa ? Hadaba:   ü Waa maxay Suuq-Geyntu?   ü  waa maxay muhiimada ay suuq-geyntu ganacsiga u leeyahay.     ü sidee  uga qayb-qaadataa kor/ hoos u kicida ganacsiyada ?     Qeexitaanka Suuqgeynta. Suuq-geyn waxaa lagu qeexi karaa habka aqoonsiga, odoroska, iyo qancinta baahiyaha macaamiisha iyo rabitaanka iyada oo loo marayo abuurista, isgaarsiinta, iyo bixinta qiimaha. Waxay ku lug leedahay hawlo dhammaystiran, sida cilmi-baarista suuqa, horumarinta alaabta, qiimaha, qaybinta, horumarinta, iyo maamulka xiriirka macaamiisha. Xeeladaha suuqgeyntu waxaa loo qorsheeyay in-ay saameeyaan hab-dhaqanka macaamilka, abuuraan wacyi-gelin sumcadda, iyo ugu dambayntii ay kiciyaan iibka iyo faa'iidada. Suuqgeyntu waxa ay ka mid t...

Waa maxay principle of management{xeerka maamulka}?

  introduction {hordhac}  Haddii uu hamigaagu yahay inaad shirkad ama urur maamulid oo aan gararin sida wax loo maamulo markaas topickan wuxuu kaa caawindoonaa ama fikir guud kaa siin doona sida wax loo maamulo. Principle of management Waa xeerka maamulida shaqooyinka   aasaasika ah taas oo ah   inaad qorshayso, maamusho, xakamayso, hagto iyo shaqaalayso dadka aad maamulo u tahay. Suaalooyin badan baa kuusoo dhacaya markaad akhhrinayso xeerka maamulida waxaan, iswaydiindoontaa waa maxay xeerka koowaad{ 1 } ee maamulka jawaabtuna waa : Delegation {ergo ama wafdi}. Ergadu{ delegation }: waa inaad qof mas’uuliyad siiso ama inuu meel maamulo adigoo siinaya fasaxa inuu maamuliko meesha ama   siinaya awooda uu ku xambaari lahaa mas’uuliyadaas, waana habka qaybinta shaqada si ay firfircawnidu u badato, shirkadaaduna si fiican u shaqayso, adiguna hogaamiye lagu dayno ama tusaale{ role model} noqoto. xeerarka ee principle of management Ninka loo yaqaano HENRI...

Side loo maareeyaa khataraha Maaliyeed ee Ganacsiga?

Bilaabida ganacsigu waxay noqon kartaa dadaal dhaqaale ahaan mid khataro badan ku keeni kara. Si kastaba ha ahaatee, haddii si taxadar leh loo qorsheeyo oo fuliyo, waxaad yareyn kartaa ama xitaa ka hortagi kartaa  khatarahaas.   Inta kadib,   inta aad maqaalkeena kuguda jirto waxaad ku barandoontaa :       -   Qeexitaanka  khataraha maaliyeed?         -    Waa maxay maareynta khataraha maaliyeed?         -    Sidee loo ogaadaa khataraha maaliyeed?         -    Hababka oo aad ku maareyn-karto khataraha maaliyeed?         -    Iyo 5 tallabo la qaado kahor inta aadan ganacsi bilaabin?   Qeexitaanka    khataraha maaliyeed? khataraha maaliyeed waa xaalad uu nidaamka maaliyadeed ee dal ama deegaan uu la kulmo khalkhal ba’an oo lama filaan ah oo ku yimaada hab-socodka caadiga ah ee suuqyada iyo ...