Skip to main content

Posts

Showing posts from June, 2023

Waa maxay human resource management{maamulka shaqaalaha} ?

  hordhac Badanaa waxaa la dhahaa dadku/shaqaaluhu waa ilaha ugu weyn ee ururka. ilaa waqti dhow lama fahmin in maamulidda shaqaaluhu ay qayb ka yihiin guusha shirkadda iyo gaaritaankeeda yoolkeeda. Maanta, madaxda ganacsiga ee aduunka waxa ay isha saaran oo ay ka dadaalan inay shaqaysiiyan dadka ugu haboon ganacsigooda iyo sida ay u ilaalinlahaayeen hadday tahay inay mushaar kordin ama dallacid u sameeyaan.   human resource management {HRM} : waa habka maamulidda, isku duwidda, qaabaynta shaqaalaha shirkadda si ay uqaadaan ama u hormariyaan shirkadda yoolkeeda ama hadafkeeda. Maamulka shaqaalaha  waxaa ka kamid ah shaqadiisa : shaqaleenta, dallacida, diirigalinta, iyo ilaalinta sinaanta u dhaxaysa shaqaalaha shirkadda iyo xuquuqdooda shakhsi,xagga diin iyo dhaqan ahaan ba.  Maamulka shaqaaluhu : waxay hubiyaan inay  abuuraan deegaanka ugu fiican ee uu shaqaaluhu ku shaqayn karo iyo inay u dhamaystiraan ama u ilaaliyaan ixtiyaajaadkiisa khaaska ah.   U jeedada maamulka sh

Waa maxay capital{raasamaal}?

  Introduction{hordhac} Markaad ganacsi bilaabaysid ama soo dhex gala gayso waxaa lakayaaba in maqalkaaku ku soo dhacay eraykan capital {raasamaal},waxaana laka yaabaa inaad is waydiisay waa maxay raasamaal , waa maxay ahmiyadiisu, shaqo nooce buu qabtaa, miyaa loo baahanyahay iyo waxkale.   lakin haga walawalin maqaalkeenu maanta wuxuu ka hadli doona raasamalkaas, marka inta aan ku guda jirno waxaa arkaysaa ereyo sida:   asset{hanti} :waaana hantida ay shirkadu ku shaqayso tusale: miisaska, buuga, qalinka, gaariga iyo dhismaha. Shares{sahmi} : waa inaad iibsato xissad ama qayb kamid ah  shirkada oo aad ka mid noqoto hantiilayasha ganacsiga leh capital{raasmaal} Raasamalku: waa lacagta uu ganacsigu ku shaqeeyo, hantiiluhu {owner} waa lacagta uu ku maalgashado ganacsigiisa hadday tahay dayn ama maalgalin shirkadeed ama lacag uu isagu leeyahay. Rasamalku: waa lacagta loo isticmaalo in lagu dhaliyo lacag kale. Rasamalku:   waa waxkasta oo ganacsigu leeyahay oo qayb k

Waa maxay financial management {maamulka maaliyada/dhaqalaha}

  Introduction{hordhac} Haddaadan xakamayn karin dhaqaalahaaga, ma xakamayn kartid ganacsigaaga iyo mustaqbalkiisa. sidaan wadda ogsoon nahay adduunku maanta wuxuu ku shaqeeyaa lacag iyado taaasi jirto waxaa muhiim kuu ah inaad maamusho dhaqdhaqaaqa lacagta si uu ganacsigaagu horumar u gaaro.   Maamulka maaliyeed wuxuu ka caawiyaa shirkada inay xisaabiso dhaqdhaqaaqa lacageed ee shirkadu samayso hadday tahay wax iibsi ama dayn waa inaad xakamaysaa dhaqaalahagu si uu u fadiyo raasamaalkaagu  "capital" . Financial management waa hab shaqo ganancsiyeed taas oo ka waalacsan ama ka walwalsan faaidada,kharashaadka, lacagta iyo daynta ay shirkadu leedahay iyo maamulkeeda si ay uruku/shirkadu u sii waddo yoolkeeda sida ugu   qanancsan ee suurtogalka ah. Maamulka maaliyeed :waa habka maaraynta shirkadda dhaqaaleheda taas oo ogalansya inay shirkdu { successful } noqoto una hoggansamo xeerkeeda.                                                     Muhiimadda{importance} ay

waa maxay business analytics?

introduction { hordhac}  Maanta in ganacsi la abuuro way fududahay laakin in la ilaliyo way adagtahay ,sidaad darteedMarka laga hadalyo sida ganacsiga loo maamulo waxaa muhiim ah inaan isha ama diirada saarno business analytic {Falaqaynta ganaciga}, haddana waa maxay falaqaynta ganacsiga? Business analytic{Falaqaynta ganacsiga} Falaqaynta ganacsigu waa qaybo xeelada ah iyo qalab {technology} ah taas oo loo isticmaalo in lagu xelo mushkildaha ganacsiga, iyagoo isticmaalaya data analysis{ falaqeeyaha xogta } , statistical model {model tirakoob} iyo mathamatic model { qaab xisaab ah }. Business analytic wuxuu isticmaala xogihii hore ee shirkada, si uu jawaabcelin fiican u seeyo mustaqbalka si aysan khaladiihii hore marlbaad dhicin.     Business analytic wuxuu uga baxaa afar qaybood oo kala ah: 1 : D escribtive analysis {Falaqaynta qeexan}:   falaqaynta qeexan : waa tirakoob tafsiir taas oo loo isticmaaalo in lagu taxliiliyo xogihii hore, si loo cadeeyo ama loo sheego natiijadii

Waa maxay micro iyo macro economics ?

  introduction Suuqa   waa meel   intaa gadgadooma oo isbedella oo aan hal meel ku egaan, taas oo abuuaysa fursado ganacsi aan horay loo arkin, sidaad darteed haddii aad rabtid inuu dhaqaalahaagu sareeyo waa inaad ganacsiga u taqaana sidaad u taqaano dhalashadaada. Waxaana kamid ah barashada ganacsiga inaan taqaano noocyadeeda micro iyo macro economics Micro economics Micro economics : waa qayb kamid ah dhaqaalaha waxayna diirada saarta ama tixgalisaa barshada habdhaqanka dadka   qaraaraadka ee ay qaadanayaan taas oo ku saabsan qoondaynta{ qaybinta} khayraadka ama maamulka guryaha iyo ganacsiga, si koob ahaan waxaa lagu shaqeeya suuqa ay badeecada iyo adeegyada yaalaan iyo latacaamulka bulshadda iyo arimaha dhaqaalaha soo korda. Micro economics leeyahay 7 qaybood oo muhiim ah waana sidatan : 1: supply and demand{ dalabka iyo sahayda}   2: subtition and elasticity{ bartida iyo bedelaada} 3: Giften goods{ haddiyad fiican} 4: opurtinity cost{ qiimaha fursdaha} 5: Vebl

Waa maxay business economics?

hordhac {introduction}   Maanta waxaad fursad u leedahay inaad ganacsigaaga aad dhaqaalo usamaysid,adigoo barana sida loo maamulo dhaqaalaha soo galaya ganacsigaaga hadduu profit yahay, iyo maamulida revenue iyo expenses ka, kadibna topic keenu wuxuu ka hadli doona business economics iyo fikradihiisa. Business economics Waa meel ama goob lagu dabaqo dhaqaalaha ganacsiga taas oo baraysa shirkadaha maaliyeed iyo kuwa suuqa laxiriira iyo shirkadah arrimaha deegaanka la xiriira sida loo maamulo dhaqaalaha. Business economics: waa meel lagu dabaqo aragtida dhaqaalaha iyo habka tirada ganacsiga shirkadaha, iyo qodobada la xiriira kala duwanaanshaha qaabka shirkadaha iyo xiriirka ay shirkadu laleedahay   raasamaal{capital}   iyo shaqaalaha.    Concepts of business economics Fikradaha{ concept }ee dhaqaalaha ganacsiga waxay kamid yihiin waxa u saamaxa shirkadaha inay horumar ku sameeyaan xagga maamulidda dhaqaalaha ganacsiga, waana sidata: 1-SCARCITY   {yaraan} :   wuxuu kamid yah