introduction {hordhac}
Marka laga
hadlayo marketing waxaa muhiim ah inaan ka hadalno afarta p’s {4p’s} taasoo oo
ah asaaska marketingka magac kale oo loo yaqaano waa {marketing
mix} mawducenu wuxuu ka hadli doonaa afartaa p’s waana sidatan.
v Product{badeeco}:
badeecadu waa asaaska ganacsiga taasoo aya tahay sheyka ugu muhiimsan uu ganacsigu ku shaqeeyo, haddana waa maxay badeeco? .
· Badeecadu:waa waxauu suuqu loosoo bandhigay iyadoo fiiro gaar ah lasaarayo sababta oo ah waxaa laga yaaba inay qanciso ama asturto baahida macmiil iyo xaajooyinkiisa.
Badeecadu waxay
ukala baxdaa saddex qaybood oo kala ah :
Ø Consumer
product{allabta macaamiisha}:waxaana kamid ah waxyaalaha nolo maamedka ah sida :cabitaanadda,
cuntada, shidaalka, dharka.
Ø Services
product{alaabta adeegyada}: waxaana kamid ah waxyaalaha xawilaadda la xiriira sida: bankiyada, hormuud services, golis services,
caymiska{insurance}.
Ø Industrial
sevices{ adeegyada shirkadaha}: waxaana ka mid ah wax kasta ay shirkaduh soo saaraan sida: qalabtka, motooradda, batteryka, tallaakadaha, koronto
dhaliyaha, iwm.
v Place{meesha/booska}:
waa meesha uu ku yaalo ganacsigaa taas oo ka caawinaysa macaamiishaada inay
kula soo xiriiraan ama ay ogaadan waxa soo cusboonaaday, siadaad darteed waa
inuu dukaankaaku{store} ku yaala meel ay
macaamiishu ku badan yihiin sida suuqa oo
kale.
v Price{qiimaha}:
waan tan saddexaad ee afarta 4p’s waana tan ugu xassasika ah afartooda sababta oo ah qiimayanta aad qiimanayso allaabtaada waxay sababi kartaa inaad profit{faaido} hesho ama loss{khassaro} hesho waa inaadan iloowin qacidada ugu muhimsan xagga qiimanyta allaabtaada oo ah : { price = cost +profit }.
v Promotion{dallacaad}:
marka loo imaado dallacad waa tan ugu danbeesa waxayna ka hadlaysaa inaan marwalba cusboonsiisid ganacsigaaga aadna la socotid horumarka ganacsiga iyo aduunka, oo aan noqon{old fashion}, waxaana kale la socda inn dallacaad ku sameesid macaamiishaada{customer} iyo shaqaalayaashaada{employee} adigoo bixinaya :
- commission{camuulad} .
- discount { qiima dhimis}.
- buy many get one free{jumlo iibso hal free qaado}.
v
Conclusion
Gabgabadii waxaan dhihi lahaa afarta{p’s} waxay kamid yihiin asaasaka {marketing}suuuq gaynta, waxayna kaa caawinaysaa
waxyaabo badan oo dhib kuugu ahaa sidaad darteed, waxaaa muhiim ah inaad
maamulid oo aad dadaal muujisid ilaahay talo saaratid khayrkuna waa imaanayaa
inshallah..... MAHADSAID
Comments