introduction { hordhac}
maanta marka aad rabtid qaababka aad lacag online oga sameyn kartid waxaa laga yaabaa inaad aragtay ama maqashay affiliate marketing, kadibna waa maxay affiliate marketing.
Definition{qeexid}
Affiliste marketing : waa hab oo qofka daabacaya { publisher} uu camuulad{comission} ku helay isagoo xayasiinaya badeecada{product} ama {service} ka, shirkadooyin oo ku xiraya dadka{people} websitekiisa daawada haddii uu macamiil iibasado alaabta ama serviceka, waxa ay shirkada uu u xayasiinayo ay siinaysaa camuulad taas oo lacag ah $$$.
Sidee u barankartaa sida looga shaqaysto affiliate
marketing?
Markaad rabto
inaad barato sida looga shaqeeyo a/marketing waa inaad raacdaa 6 qodob
oo muhiim ah waana sidatan:
Ø
Decide on a niche{ go’aanso booskaaga ama mesha aad ku
shqayndoontid.
Ø
Choose your platform{dooro madalkaaga ama websitekkaga aad ku
shaqaynaysid}.
Ø
Find relevant A/marketing programs{hel ama raadi program kaaga caawinaya inaad
A/marketing barato oo ku hagaya}.
Ø
Create valuable content{ samay xog qiima leh oo dadka soo jiidanya
inay daawadaan shirkadaha inay wax ku xayasiinkaraan}.
Ø
Build an audience {samayso ama abuur shacab adiga kuugu xiran}.
Ø Follow FTC regulation{ waa inaad raacdaa xeerka federaalka ilaalinta badeecada oo aan samayn fraud{khiyaano}, scam{ fadeexad}, thief{xadid}, iwm}.
Conclusion {Gunaanad}
Waxaan dhihi
lahaa ganacsigaan waa mid shaqeeya lkn, somalia way ku adagtahay inuu ku
shaqeeyo sabata oo bank system ka ah laakin taas yeysan qacabad kuugu noqon
dadaal muuji, isku day addunku hal waddan maaha waddamo kale oo america iyo
turkey ama middle east wuu ka shaqeeya.
Intaas baan
kusoo gabgabeenayaa mawduecena A/marketing.........................MAHADSANID
Comments