Skip to main content

Noocyada Suuqgeynta Affiliate

    Suuqgeynta affiliate waa istaraatijiyad waxqabad ku salaysan halkaas oo shakhsiyaadka (xubnaha) ay kor u qaadaan badeecadaha ama adeegyada ganacsadaha oo ay kasbadaan komishan iib kasta ama ficil kasta oo ay ku abuurmaan dadaalkooda.  Waxaa jira dhowr nooc oo suuqgeyn xiriir la leh, mid walbana leh astaamo iyo habab gaar ah. Qaybaha affilaite marketing   1. Pay-per- Sale (PPS): Kani waa nooca ugu caansan.  Xiriiriyayaashu waxay kasbadaan komishan marka macaamilku wax ku iibsado isku xirka tixraacooda.  Tusaale ahaan, kuwa ku xidhan xayaysiinta tafaariiqle moodada ayaa heli doona boqolkiiba iibka marka macaamiishu iibsadaan shay kadib marka uu gujiyo xidhiidhkooda.   2. Pay-per-click (PPC): Qaabkan, kuwa raacsani waxay kasbadaan lacag gujis kasta oo lagu sameeyo xiriirkooda, iyadoon loo eegin haddii iibku dhaco.  Habkani waa mid caan ka dhex ah kuwa xidhiidhka la leh ee isticmaala xayaysiis lacag leh si ay ugu wadaan taraafikada goobaha gana...

Waa maxay micro iyo macro economics ?

 introduction

Suuqa  waa meel  intaa gadgadooma oo isbedella oo aan hal meel ku egaan, taas oo abuuaysa fursado ganacsi aan horay loo arkin, sidaad darteed haddii aad rabtid inuu dhaqaalahaagu sareeyo waa inaad ganacsiga u taqaana sidaad u taqaano dhalashadaada.

Waxaana kamid ah barashada ganacsiga inaan taqaano noocyadeeda micro iyo macro economics

Micro economics

Micro economics: waa qayb kamid ah dhaqaalaha waxayna diirada saarta ama tixgalisaa barshada habdhaqanka dadka  qaraaraadka ee ay qaadanayaan taas oo ku saabsan qoondaynta{qaybinta} khayraadka ama maamulka guryaha iyo ganacsiga, si koob ahaan waxaa lagu shaqeeya suuqa ay badeecada iyo adeegyada yaalaan iyo latacaamulka bulshadda iyo arimaha dhaqaalaha soo korda.

Micro economics leeyahay 7qaybood oo muhiim ah waana sidatan :

1:supply and demand{dalabka iyo sahayda} 

2:subtition and elasticity{ bartida iyo bedelaada}

3: Giften goods{ haddiyad fiican}

4:opurtinity cost{ qiimaha fursdaha}

5:Veblen good{dhahdan fiican}

6:income and inelasticity{dhakli iyodabcsanlaan}

7: margin and preferences{doobidid iyo qarka}

                     



Macro economics

Macro economics: wuxuu ka mid yahay qaybaha dhaqaalaha wuxuu la tacaamulaa waxqabadka, qaabka iyo go’aan qaadashada ganacsiga ee shirkadda sidda: 

1: taxes {canshuurta}.

2: interest rate {dulsaar ama faaida}.

3: inflation {sicir bararka}.

4: foreign exchange {sarifka lacagaha qalaad}.

5: payment {lacag bixinta}.

Micro economics wuxuu na baraa sida guud ahaan ay dhaqaaluhu,shirkaduhu,suuqa, macamiilku,iyo dawladu ay u dhaqmaan,shaqada guud ahaan buu ugormeera maah sida micro oo kale oo shaqada qayb qayb u maamula.

Importance of macro economics

Macro economics  wuxuu muhiimku yahay sababta oo ah wuxuu naga caawiyaa inaan qiimayno khayraadkeena{resources}iyo awooda{capability} dhaqaalaha wuxuuna siyaadiyaa dhakliga wadanka.

                    




Conclusion{gunaadand}

Gabgabadii waxaan dhihi lahaa micro iyo macro waxay muhiim u yihiin qofkii rabba inuu ganacsigiisa kor ukiciyo sababta oo ah waa tiirarka dhaqaalaha .

micro wuxuu maamulaa ma xooga saara  barashada dhaqanka shirkada ama qofka maamula ah qaraaradkiisa, xagga macro ay xooga saarto dhinaca guud ee shirkada dhaqaalaheeda  iyadoo ka ilaalinysa khtara soo waajaha banaanka shirkada iyo hareraheda ...................................... MAHADSANID


Comments

Popular posts from this blog

Waa maxay principle of management{xeerka maamulka}?

  introduction {hordhac}  Haddii uu hamigaagu yahay inaad shirkad ama urur maamulid oo aan gararin sida wax loo maamulo markaas topickan wuxuu kaa caawindoonaa ama fikir guud kaa siin doona sida wax loo maamulo. Principle of management Waa xeerka maamulida shaqooyinka   aasaasika ah taas oo ah   inaad qorshayso, maamusho, xakamayso, hagto iyo shaqaalayso dadka aad maamulo u tahay. Suaalooyin badan baa kuusoo dhacaya markaad akhhrinayso xeerka maamulida waxaan, iswaydiindoontaa waa maxay xeerka koowaad{ 1 } ee maamulka jawaabtuna waa : Delegation {ergo ama wafdi}. Ergadu{ delegation }: waa inaad qof mas’uuliyad siiso ama inuu meel maamulo adigoo siinaya fasaxa inuu maamuliko meesha ama   siinaya awooda uu ku xambaari lahaa mas’uuliyadaas, waana habka qaybinta shaqada si ay firfircawnidu u badato, shirkadaaduna si fiican u shaqayso, adiguna hogaamiye lagu dayno ama tusaale{ role model} noqoto. xeerarka ee principle of management Ninka loo yaqaano HENRI...

Muhiimada ay Suuq-Geyntu U leedahay ganacsiyada?

  Marka laga hadlo ama lasoo qaado  shirkad ganacsiyeed oo kor u kacday ama hoos u dhacday, waxaan is-weydiinaa 1 shey oo sababi kara hoos ama kor ukaca oo ah badeecada oo ah : Q1.  Shirkaddu Suuq-Geyn fiican maleh miyaa ? Hadaba:   ü Waa maxay Suuq-Geyntu?   ü  waa maxay muhiimada ay suuq-geyntu ganacsiga u leeyahay.     ü sidee  uga qayb-qaadataa kor/ hoos u kicida ganacsiyada ?     Qeexitaanka Suuqgeynta. Suuq-geyn waxaa lagu qeexi karaa habka aqoonsiga, odoroska, iyo qancinta baahiyaha macaamiisha iyo rabitaanka iyada oo loo marayo abuurista, isgaarsiinta, iyo bixinta qiimaha. Waxay ku lug leedahay hawlo dhammaystiran, sida cilmi-baarista suuqa, horumarinta alaabta, qiimaha, qaybinta, horumarinta, iyo maamulka xiriirka macaamiisha. Xeeladaha suuqgeyntu waxaa loo qorsheeyay in-ay saameeyaan hab-dhaqanka macaamilka, abuuraan wacyi-gelin sumcadda, iyo ugu dambayntii ay kiciyaan iibka iyo faa'iidada. Suuqgeyntu waxa ay ka mid t...

Macro Economics vs Micro Economics, waa maxay farqiga u dhaxeeya?

  Introduction. Macro  iyo Micro economics  waa labada laan ee dhaqaalaha, waxa ayna la tacaamulaan waxkasta oo dhaqaalaha khuseeya. Waxaana  maqaalkeena kaga hadli doona:  Waa maxay macro economics.  Waa maxay micro economics.  Waa maxay farqiga u dhaxeeya { macro vs micro} Macro iyo micro economics ama sida luqada soomaliga lagu dhaho dhaqaalah guud iyo dhaqaalaha yar-yar waa labada laamood oo tiirka u ah dhaqaalaha. Macro economics {dhaqaalaha guud} waaxa ay daraasaysaa qaraaraadka guud ee waddanka iyo dawladda, halka Micro economics {dhaqaalaha yar-yar} ay daraasadayso qaraaraadka shakhsi ee qofka ama shirkad qaadato. Waa maxay macro eocnomics ? Dhaqaalaha guud waa laan kamid ah cilmiga barashada dhaqaalaha , waxa ayna diirada saarta daraasadaynta dhaqaalaha guud ee shirkadda , oo  ay ku jiraan arrimo sida : sicir-bararka, shaqo la’aanta, kobaca dhaqaale, wax soo saarka guud,  iyo dakhliga qaranka ah. Dhaqaalaha guud waxa uu ka koob...