Skip to main content

Noocyada Suuqgeynta Affiliate

    Suuqgeynta affiliate waa istaraatijiyad waxqabad ku salaysan halkaas oo shakhsiyaadka (xubnaha) ay kor u qaadaan badeecadaha ama adeegyada ganacsadaha oo ay kasbadaan komishan iib kasta ama ficil kasta oo ay ku abuurmaan dadaalkooda.  Waxaa jira dhowr nooc oo suuqgeyn xiriir la leh, mid walbana leh astaamo iyo habab gaar ah. Qaybaha affilaite marketing   1. Pay-per- Sale (PPS): Kani waa nooca ugu caansan.  Xiriiriyayaashu waxay kasbadaan komishan marka macaamilku wax ku iibsado isku xirka tixraacooda.  Tusaale ahaan, kuwa ku xidhan xayaysiinta tafaariiqle moodada ayaa heli doona boqolkiiba iibka marka macaamiishu iibsadaan shay kadib marka uu gujiyo xidhiidhkooda.   2. Pay-per-click (PPC): Qaabkan, kuwa raacsani waxay kasbadaan lacag gujis kasta oo lagu sameeyo xiriirkooda, iyadoon loo eegin haddii iibku dhaco.  Habkani waa mid caan ka dhex ah kuwa xidhiidhka la leh ee isticmaala xayaysiis lacag leh si ay ugu wadaan taraafikada goobaha gana...

Waa Maxey marketing?

 

Marketing: Waa hab aad alaabtaada suuqa ugu xayasiin karto taaso Kaaga caawinaysa inay alaabtaada ama badeecada suuq fiican hesho oo uu profit kagu kuu siyaado.

Marketing: Ku wuxuu ka caawiyaa macaamiisha inay helaan alaabta ay rabbaan iyagoo eegaya/fiirinaya/qiimeenaya dalabaadkooda ama baahiyoodka nolosha maalmeedka ah.

Marketing wuxuu Ku xiran yahay abuurida {customer loyalty} daacadnimadda macamiisha adiguu qancinaya macaamiishaada si ka fiican tartamayaashaada.

 

Qaybaha marketing{4p

Marketing  wuxuu ukala baxaa afar qaybod oo muhiim ah taas oo kaa caawinaysa iaad allaabtaada si fiican u axaysiisid oo aad macaamiil hesho waxayna ugala baxaan:

ü  Product {badeecada}

ü Price        {qiimaha}

ü Place        {  booska/meesha}

ü Promotion{ dallacaad}

 

 

Marketing wuxuu ku tiirsanyahay maamulidda afartaa P’S , mid walba oo afartaa kamid ah wuxuu qabtaa shaqo la xidhiidha kan kale, haddii mid kamid ah la waayo ganacsigaagu {MARKETING} fiican ma helaayo,macaamiishaadu way yaraan doonaan.

 

Function of marketing

Shaqooyinka oo marketing uu qabto waxaa ka mid ah

·       Iibint allaabta {selling}

·       Allaabta soo iibsashada {buying}

·       Gaadiid qaadashada {transportation}

·       Kayd {storage}

·       Hawl socoto {processing}

·       Macluumaadka suuqa {market information}

 

FG: marketing ku waxa uu ukala baxaa afar qaybood oo loo yaqaan afarta p's ee marketing waxa ay yihiin asaaska uu marketing ku shaqeeyo.

 

 

Conclusion

Gabgabadii waxaan dhihi lahaa suuqgayntu[marketing], waxay ka mid aasaaska aad u baahantahay markaad ganacsi aad bilaabaysid sababta oo ah waxay asturaysa xaajadda inaad u baahantay in la gu baro sida loo ganacsado ama macaamiisha loo sii jiito  laakin hasa ahaatee guusha ganacsigaaga wuxuu ku xirnaan donaa dadaalkaaga iyo sabirkaaga............ MAHADSANID

Comments

Popular posts from this blog

Waa maxay principle of management{xeerka maamulka}?

  introduction {hordhac}  Haddii uu hamigaagu yahay inaad shirkad ama urur maamulid oo aan gararin sida wax loo maamulo markaas topickan wuxuu kaa caawindoonaa ama fikir guud kaa siin doona sida wax loo maamulo. Principle of management Waa xeerka maamulida shaqooyinka   aasaasika ah taas oo ah   inaad qorshayso, maamusho, xakamayso, hagto iyo shaqaalayso dadka aad maamulo u tahay. Suaalooyin badan baa kuusoo dhacaya markaad akhhrinayso xeerka maamulida waxaan, iswaydiindoontaa waa maxay xeerka koowaad{ 1 } ee maamulka jawaabtuna waa : Delegation {ergo ama wafdi}. Ergadu{ delegation }: waa inaad qof mas’uuliyad siiso ama inuu meel maamulo adigoo siinaya fasaxa inuu maamuliko meesha ama   siinaya awooda uu ku xambaari lahaa mas’uuliyadaas, waana habka qaybinta shaqada si ay firfircawnidu u badato, shirkadaaduna si fiican u shaqayso, adiguna hogaamiye lagu dayno ama tusaale{ role model} noqoto. xeerarka ee principle of management Ninka loo yaqaano HENRI...

Macro Economics vs Micro Economics, waa maxay farqiga u dhaxeeya?

  Introduction. Macro  iyo Micro economics  waa labada laan ee dhaqaalaha, waxa ayna la tacaamulaan waxkasta oo dhaqaalaha khuseeya. Waxaana  maqaalkeena kaga hadli doona:  Waa maxay macro economics.  Waa maxay micro economics.  Waa maxay farqiga u dhaxeeya { macro vs micro} Macro iyo micro economics ama sida luqada soomaliga lagu dhaho dhaqaalah guud iyo dhaqaalaha yar-yar waa labada laamood oo tiirka u ah dhaqaalaha. Macro economics {dhaqaalaha guud} waaxa ay daraasaysaa qaraaraadka guud ee waddanka iyo dawladda, halka Micro economics {dhaqaalaha yar-yar} ay daraasadayso qaraaraadka shakhsi ee qofka ama shirkad qaadato. Waa maxay macro eocnomics ? Dhaqaalaha guud waa laan kamid ah cilmiga barashada dhaqaalaha , waxa ayna diirada saarta daraasadaynta dhaqaalaha guud ee shirkadda , oo  ay ku jiraan arrimo sida : sicir-bararka, shaqo la’aanta, kobaca dhaqaale, wax soo saarka guud,  iyo dakhliga qaranka ah. Dhaqaalaha guud waxa uu ka koob...

Sidee maareynta financial planning ka qayb-qaadataa horumarka ganacsiga ?

  Haddii aad rabto inaad maamusho  maaliyadaada mid  shakhsi ama ganacsi ahaaneed ba, waa inaad fahamtaa xogta aan hadda kuu sheegayo. Sababta oo ah waxa ay kaa caawinaysaa inaad maareyso maaliyadaada habka ugu fiican, una tayo-wanaagsan iyo ugu macquulsan. Xogta aan ku siindoono maaha xog iska hadal ah laakin, waa xog ay shirkadu sida [apple,micro-soft, amazon] ay isticmaalaan si ay ganacsigooda u mareeyaan. Ka hor inta aan ka hadlin maareynta financial planning, marka kowaad waa inaan is waydiina 2 su’aalood, oo gaashaan u ah fahmida xogta aan kuu sheegi doono .   Waana sidatan :   Q1: Waa maxay financial planning? financial planning : waa habka dejinta iyo xaqiijinta yoolalka maaliyadeed, ee shirkadaha ama ururada iyada oo la marayo maaraynta saxda ah ee hantida. Financial planning Waaa habka hagitaan qorshahaaga maaliyadeed si aad ugu diyaar-garowdo inaad ka soo baxdo waajibaadkaaga iyo ujeedooyinkaaga ganacsi/ shakhsi ahaneed mustaqbalka ...