Skip to main content

Noocyada Suuqgeynta Affiliate

    Suuqgeynta affiliate waa istaraatijiyad waxqabad ku salaysan halkaas oo shakhsiyaadka (xubnaha) ay kor u qaadaan badeecadaha ama adeegyada ganacsadaha oo ay kasbadaan komishan iib kasta ama ficil kasta oo ay ku abuurmaan dadaalkooda.  Waxaa jira dhowr nooc oo suuqgeyn xiriir la leh, mid walbana leh astaamo iyo habab gaar ah. Qaybaha affilaite marketing   1. Pay-per- Sale (PPS): Kani waa nooca ugu caansan.  Xiriiriyayaashu waxay kasbadaan komishan marka macaamilku wax ku iibsado isku xirka tixraacooda.  Tusaale ahaan, kuwa ku xidhan xayaysiinta tafaariiqle moodada ayaa heli doona boqolkiiba iibka marka macaamiishu iibsadaan shay kadib marka uu gujiyo xidhiidhkooda.   2. Pay-per-click (PPC): Qaabkan, kuwa raacsani waxay kasbadaan lacag gujis kasta oo lagu sameeyo xiriirkooda, iyadoon loo eegin haddii iibku dhaco.  Habkani waa mid caan ka dhex ah kuwa xidhiidhka la leh ee isticmaala xayaysiis lacag leh si ay ugu wadaan taraafikada goobaha gana...

Waa maxay business economics?

hordhac {introduction}

 Maanta waxaad fursad u leedahay inaad ganacsigaaga aad dhaqaalo usamaysid,adigoo barana sida loo maamulo dhaqaalaha soo galaya ganacsigaaga hadduu profit yahay, iyo maamulida revenue iyo expenses ka, kadibna topic keenu wuxuu ka hadli doona business economics iyo fikradihiisa.

Business economics

Waa meel ama goob lagu dabaqo dhaqaalaha ganacsiga taas oo baraysa shirkadaha maaliyeed iyo kuwa suuqa laxiriira iyo shirkadah arrimaha deegaanka la xiriira sida loo maamulo dhaqaalaha.

Business economics: waa meel lagu dabaqo aragtida dhaqaalaha iyo habka tirada ganacsiga shirkadaha, iyo qodobada la xiriira kala duwanaanshaha qaabka shirkadaha iyo xiriirka ay shirkadu laleedahay  raasamaal{capital} iyo shaqaalaha.






  
Concepts of business economics

Fikradaha{concept}ee dhaqaalaha ganacsiga waxay kamid yihiin waxa u saamaxa shirkadaha inay horumar ku sameeyaan xagga maamulidda dhaqaalaha ganacsiga, waana sidata:

1-SCARCITY {yaraan} :

 wuxuu kamid yahay furayaasha dhaqaalaha wuxuuna ka hadlaya helitaanka xaddidan ee agabka ee uu biliaadanku u baahanyahay taas oo kuu saamxaysa inaad xakamayso dhaqdhaqaaqa suuqa, oo aad dhakhli weyn ka samasyo waxaana tusaale u ah: saliida{OIL} iyo dahabka{GOLD}

2-INCENTIVE{ DHIIRIGALIN}:

Dhiirigalintu waa sababta quutuhu ama macaamiisha inay go’aan qaadashadooda fudeedeeyaan, haduusan cadaadis uu san jirin oo uu ka fakiro inuu ubaahanyahay allaabtaan waxa macquul ah inuu ka noqdo iibsiga sidaad darted wa inaad dhiirigalisaa macamiishaada inay si dhakhse leh wax u iibsadaan adiguu discount ama gift bixinaya.

3-SUPPLY DEMAND {BAAHIDA SAHAYDA}:

Ganacsigaagu waa inuu awooda inuu macaamiishiisa siin karo wax kasta ay rabaan uuna usoo bandhigi karo the newest version{nooca ugu cusub}ee badeecada iyo service ka ay rabaan.

4-ECONOMIC SYSTEM{nidaamka dhaqaalaha}:

Nidaamku dhaqaaluhu wuxuu ilaaliyaa ama ka koobanyahay qaybo kala duwan  oo samaynaysa qaab dhismeed bulsho taas oo siinaysa awooda oo wax soosaarkiisa iyo khayraadka qaybinta iyo kala badashada badeecada iyo adeegyada maca bulshada.

5- INTERNATIONAL TRADE{ ganacsiga caalamiga ah } :

Ganacsiga caalamiga ah wuxuu kuu saamaxayaa inaad alaabtaada kaysid waddamada looga baahanyahay ama waddamada ay bulshadu ku badantahay taas oo aad ka heli kartid macaaiil aan dhamaanaynim.

 

 

 

 

Conclusion{ khaatumo}

Gebgabadii waxaan dhihi lahaa ganacsigu dhaqaale ayuu ku shaqeeya haddii aadan maamuli karin dhaqaalahaaga waxaa macquul ah inuu ganacsigaagu burburo waaxayna u baahantahay fekrado inaad ku maamusho ganacsigaaga iyo xeelad iyo ogaansho oo aad suuqa iyo macaamiishaada aad ku ogtahay.

......................................................MAHADSANID      


 





Comments

Popular posts from this blog

Muhiimada ay Suuq-Geyntu U leedahay ganacsiyada?

  Marka laga hadlo ama lasoo qaado  shirkad ganacsiyeed oo kor u kacday ama hoos u dhacday, waxaan is-weydiinaa 1 shey oo sababi kara hoos ama kor ukaca oo ah badeecada oo ah : Q1.  Shirkaddu Suuq-Geyn fiican maleh miyaa ? Hadaba:   ü Waa maxay Suuq-Geyntu?   ü  waa maxay muhiimada ay suuq-geyntu ganacsiga u leeyahay.     ü sidee  uga qayb-qaadataa kor/ hoos u kicida ganacsiyada ?     Qeexitaanka Suuqgeynta. Suuq-geyn waxaa lagu qeexi karaa habka aqoonsiga, odoroska, iyo qancinta baahiyaha macaamiisha iyo rabitaanka iyada oo loo marayo abuurista, isgaarsiinta, iyo bixinta qiimaha. Waxay ku lug leedahay hawlo dhammaystiran, sida cilmi-baarista suuqa, horumarinta alaabta, qiimaha, qaybinta, horumarinta, iyo maamulka xiriirka macaamiisha. Xeeladaha suuqgeyntu waxaa loo qorsheeyay in-ay saameeyaan hab-dhaqanka macaamilka, abuuraan wacyi-gelin sumcadda, iyo ugu dambayntii ay kiciyaan iibka iyo faa'iidada. Suuqgeyntu waxa ay ka mid t...

Waa maxay principle of management{xeerka maamulka}?

  introduction {hordhac}  Haddii uu hamigaagu yahay inaad shirkad ama urur maamulid oo aan gararin sida wax loo maamulo markaas topickan wuxuu kaa caawindoonaa ama fikir guud kaa siin doona sida wax loo maamulo. Principle of management Waa xeerka maamulida shaqooyinka   aasaasika ah taas oo ah   inaad qorshayso, maamusho, xakamayso, hagto iyo shaqaalayso dadka aad maamulo u tahay. Suaalooyin badan baa kuusoo dhacaya markaad akhhrinayso xeerka maamulida waxaan, iswaydiindoontaa waa maxay xeerka koowaad{ 1 } ee maamulka jawaabtuna waa : Delegation {ergo ama wafdi}. Ergadu{ delegation }: waa inaad qof mas’uuliyad siiso ama inuu meel maamulo adigoo siinaya fasaxa inuu maamuliko meesha ama   siinaya awooda uu ku xambaari lahaa mas’uuliyadaas, waana habka qaybinta shaqada si ay firfircawnidu u badato, shirkadaaduna si fiican u shaqayso, adiguna hogaamiye lagu dayno ama tusaale{ role model} noqoto. xeerarka ee principle of management Ninka loo yaqaano HENRI...

Side loo maareeyaa khataraha Maaliyeed ee Ganacsiga?

Bilaabida ganacsigu waxay noqon kartaa dadaal dhaqaale ahaan mid khataro badan ku keeni kara. Si kastaba ha ahaatee, haddii si taxadar leh loo qorsheeyo oo fuliyo, waxaad yareyn kartaa ama xitaa ka hortagi kartaa  khatarahaas.   Inta kadib,   inta aad maqaalkeena kuguda jirto waxaad ku barandoontaa :       -   Qeexitaanka  khataraha maaliyeed?         -    Waa maxay maareynta khataraha maaliyeed?         -    Sidee loo ogaadaa khataraha maaliyeed?         -    Hababka oo aad ku maareyn-karto khataraha maaliyeed?         -    Iyo 5 tallabo la qaado kahor inta aadan ganacsi bilaabin?   Qeexitaanka    khataraha maaliyeed? khataraha maaliyeed waa xaalad uu nidaamka maaliyadeed ee dal ama deegaan uu la kulmo khalkhal ba’an oo lama filaan ah oo ku yimaada hab-socodka caadiga ah ee suuqyada iyo ...